Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Wariye Cabduqaadir Nuunow oo Xabsiga Laga sii Daayay
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 27 2008
Wariye Cabduqaadir Nuunow oo Xabsiga Laga sii Daayay
Written by Ali Moallim   
Friday, 27 June 2008

Boosaaso,(insidesomalia.org)- Wariye Cabduqaadir Maxamed Nuunow oo ay Xabsiga dhigeen Ciidamada Booliska Puntland ayaa xoriyaddiisii dib u helay, kadib markii uu muddo dhowr iyo toban saacadood ah xabsi ku jiray.

Sida uu sheegay Wariye Cabduqaadir Nuunow oo markii la soo daayey, kadib Saxaafadda la hadlayay ayaa wuxuu sheegay in ay Xabsiga magaalada Boosaaso u taxaabeen Ciidamada Maamulka Puntland, kuwaasi oo u heystay War ka baxay Idaacadda Horseed oo uu howl wadeenadeeda ka mid yahay.

Waxaa uu sheegay in aysan jirin wax dhibaato ah oo loo geystay intii uu xirnaa, wuxuuna sheegay in kaliya xoriyadda ay ka maqneyd, “Ma jirin wax xadgudub iyo jirdil ah oo la ii geystay intii aan xirnaa, kaliya waxaan ku xirnaa meesha ay Ciidamada joogaan, xoriyadna ma heysan”ayuu yiri Mr Nuunow oo sheegay in aanu jirin wax war qaloocan ah oo uu sii daayay ama ay sii deysay Idaacadda Horseed ee uu Mas'uuliyiinteeda ka midka yahay.

Xarigga Wariye Cabduqaadir Nuunow ayaanan ahayn midkii ugu horeeyay oo loo geysto Wariyayaasha iyo ka howlgala Idaacadaha iyo Wargeysyada Madaxa Bannaan ee ay xarumahooda ku yaalliin deegaananda uu ka taliyo Maamulka Puntland, waxaana horay u jiray Wariyayaal uu xarig la dhigay Maamulka Puntland, kadib markii ay sii daayeen warar aysan jecleysan Mas’uuliyiinta kala duwan ee Maamulkaas.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >